Share with friends!Help spread the word about this title by sharing with your friends and followers on social media! |
Title:Waad Riyootee Runtu waa Maxay?
Pages:136
Format:Paperback
Buuggani waxa uu ka warami doonaa riyada iyo noocyadeeda, oo aan ku niyad samahay in uu xog waafi ah ku siin doono, isla kolkaana wax badan kaga kordhi doonaan.
Cilmiga fasiraadda riyooyinka buuggaag badan iyo afaf badan ayaa laga qoray oo lagu qoray, jirtoo haddana aan afkeenna cidi hore aysan waxba uga qorin inta aan xog ku hayo. Taas ayaana ah sababta ugu weyn ee buuggan “Waad riyootaye, runtu waa maxay?” loo qoray.
Spirituality
Author:Dr. Sheekh Siciid Maxamed Faarax Jire
2019
Price:10
Currency:USD - U.S. Dollars
https://www.facebook.com/waadriyootee/
Website link:Contact email for ordering:sagaljet@gmail.com