Share with friends!

Help spread the word about this title by sharing with your friends and followers on social media!
  • ISBN: 9781513652528


  • Front image:
    9781513652528
    Title:

    Kacaa-kufka Siyaasadda Soomaalida (1950-2019)

    Pages:

    341

    Format:

    Paperback



  • Description:

    Buugga Kacaa-kufka Siyaasadda waxa uu xog faahfaahsan ka bixinayaa waayihii Soomaaliya/Somaliland soo mareen 70-kii sano ee u danbeeyey. Waxa uu ka warbixinayaa waayihii xorriyada iyo dareenkii isku-darka labadii gobol ee Soomaaliyeed ee midoobay 1dii Luulyo 1960-kii. Waxa uu iftiiminayaa siday ku abuurmeen ciidamadii awooda iyo haybada badnaa ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo jiritaankoodu ahaa haybadii ummadda Soomaaliyeed. Isla markaana dhismahoodu sabab u noqday af-gembigii Maxamed Siyaad talada dalka ku qabsaday oo taariikhda Soomaalida raad weyn ku yeeshay. Waxa uu xog dhab ka sheegayaa sidii ciidamadu u dhismeen iyo sidii af-gembigu u dhacay.



  • Subject:

    History

    Author:

    Cabdi Abokor Yuusuf



  • Copyright Year:

    2019

    Price:

    10

    Currency:

    USD - U.S. Dollars



  • Additional Notes:

    Amazon link:

    Facebook link:

    https://www.facebook.com/KacaaKufkaSS

    Website link:

    Contact email for ordering:

    abokor99@hotmail.com